Friday 9 April 2010

xogwarran khaas ah oo lala yeeshay gudoomiyaha golden stars ee liibaan cabdi aw daahir


uls:waxaa gudoomiye nagu maqaalo ah inaad qoraal xiiso leh oo shucuurtii dadka sare u qaaday aad ku soo qortay websitka sidaa daraadeed maxaa looga baahan yahay inay dawladu ama xakuumada u qabato dhalinyarada soo kacaysa?
j:horta waynu ognahayoo inay dhaliyaradu yihiin ubaxii iftiimaayay rajada la sugaayay kuwa dalka u kordhin kara horumar[progres]sidaa daraadeed waxaa dawlada lala socod siinayaa si toos ah iyo si dadban ba[ direct and indirect] inay dhalinyarada caam ahaan wax u qabato iminka markaad eegto dawladu waxay shirar u qabataa ama xaflado iyo wax caynkaas ah odayaal alle yaqaaniin ah oo madaxa uun ruxaaya marka la yidhaahdo dawladu waxaasay u qabatay reer hebel waxaasay u qabatay bulshada , iyaguna odhanayaan taas waa la hubaa. waxa weeye taasi inagu munaasib ma aha waxa munaasibka ah iyo waxa kalena maskaxda bini aadamku way kala saartaa [mind man] odayaasha aad u qabanaysaan dhalinyaradoodii way tahriibeen [forsaked] ,meeday ardeydii kuwii jaamacadaha ka baxay kuwii high school dhameeyay waa inay la socodsiiyaan aabayaashu ama awoowayaashu inay caruurtoodii bada ku harqanayaan intay mijin ka qaadanayaan taasina waa mid laga naxaa
s:gudoomiye libaan waxaad aasaastay urur ama group ka shaqeeya daruuraadka bulshada sidaa darteed haddii aanu kuu siino fursad maxaad qabateen haddii aad tihiin group of golden stars ?
j:way fara badan yihiin waxqabadka bulshada u haynaa wayna jiraan qaar dheeli ah maxaa yeelay bulshada baahideedu waa mid maalin walba taagan
meelaha caafimaadka ay kamid yihiin cusbitaalada m c h yada waanu ka fulinay hawlo nadaafadeed iyo baahida waxbarashada oo ah baahi lama huraan ah waxaanu wax barnaa dhalinyarada waayo jawaabtaydii hore ayaa ahayd dhalinyaradu waa ubixii wadanka markaa way haboontahay in gacan lala qabtaa iyo waxqabad fara badan oo aanu ka fulino bilshada dhexdeeda

No comments:

Post a Comment