Sunday 4 April 2010

liibaan cabdi aw daahir gudoomiyaha golden stars


asalaamu calaykum warax matulaahi wabarakaatu

golden stars waa dhallin yaro ku xulufawday inay dalkooda ,umadooda iyo diintoodaba ay u dagaalamaan waa dhallin yaro aaminsan inay waxbarashadu tahay ta mustaqbalkooda u kasabta inay dalkooda wax uga tari karaan sidaa daraadeed waxa ay salaan iyo hambalyo u dirayaan kuwa iyaguna jecel inay dalkooda badbaadiyaan sidaa awgeed dalku maaha dal umadiisu liidato ee waxaa la filayaa inay dalka dawlad xumo hayso .

anigoo ah xubin ama gudoomiye ka ah ururka ama groupka la yidhaahdo golden stars waxaan u jeedinayaa umada reer somaliland inay mid noqoto ,inay ku midawdo hawsha ama kartida uu inooga baahanyahay dalkan curdinka ah waxaa lama huraan ah in dalku yeesho dhallin saaxibul caqliya garata dadkoodu inay sugayaan ,tacliintii ka midho dhaliyaan .waxaa hadaba wanaagsan inaynu u feejignaano ama ka taxadirno cida aynu talada u dhiiban lahayn haddii kale waxaa fashilmaaya masiirkeenii sidaa awgeed haddii aynu kaa aayo weynay xakuumada hadda jirta ee iska masruufatay lacagtii laynugau dhisi lahaa dugsiyo meelo caafimaad saldhig boolisyo kuwaasoo ah saldhiga ama tiirka nolosha hadaba hadal yar iyo hawl badan waa inaynu codka u dhiibanaa kii aynu u aragno[our view point] inuu dalka dhallinyar ahaan shaqo inaaga abuuro si aynaan u tahriibin

No comments:

Post a Comment