Friday 2 April 2010

isbeddel


Dalku Isbedel ayuu u baahanyahay
Waxaynu maanta kala dooraneynaa horumar iyo shan sanadoo oo dambe oo rafaad ah. Waxaynu kala dooraneynaa in aynu kharajka yar ee dalka soo gala aynu daaro dabaqada ah kaga dhisno Paris shaariqa iyo afrikada bari oo aunu udub doorano. iyo an aynu ku dhisno gobolada cusub ee oodweyne, gabiley , badhan, baligubadle, caynabo iyo saylac oo aynu kulmiyedoorano. Doorashad iyo codkaaku ma sahlana,ee ogaw. In aynu wadada odweyne dhisno waxay ku xidhant ahay codkaaga.Waxaa xaqiiqa ah hadaad codkaaga siiso UDUB, waxaa lagaa qaada iyo waxa ummadaha kale ku siiyaanba waxa y sii kordhinayaan dabaqyo laga sii dhiso yurub .
Tahriib, shaqo la.aan, ciidamu bilaa darajo ah, lacagta giimbaarta ah eeburco, daryeel la,aan caafimaad iyo waxbarasho. Musumaasaq, cadaalad daro, ganacsi koota, run aan la sheegeyn, wado ciid la dhigaayo , iyo warshad sibidh oo dhagax la dhigaayo waa udub dooro. Intaas oo aynu wax ka qabano wax ka beddelo waa kulmiye dooro. Labadaa wado way kala cadyihiin. Codkagaa oo aad meel khaldan mariso aad mar kale udub doorataa waa naftada oo aad khiyaameysay ama waa garashola,aan.

No comments:

Post a Comment