Sunday 4 April 2010

liibaan cabdi aw daahir

asalaamu calaykum .waxaan salaamayaa shacabwaynaha jamhuuriyada soomaaliland .anigoo u mahad celinaaya akhristaha akhrisanaaya qoraalkayga .intaanan u gudo gelin qoraalkayga aan iskagiin warramo aniga magacayga oo seddexan waa [ libaan cabdi aw daahir ]waxaan dhigtaa schoolka ilayska togdheer ka bacdamaa aan dhigan jiray schoolka candalightka dabadeeto waxbarasho tayo yari ku timi

waxaan halkan ku soo bandhigayaa saaxiibaday sawiraan tooda saaxiibadaas oo aanu isku magacawnay magaca[ group of golden stars ]

No comments:

Post a Comment