Friday 9 April 2010

dhallinyarada reer somaliland dooro dantaada

ugu horayn waxaan salaamayaa umada reer somaliland meelkasta oo ay joogaan ha noqoto kii dibad jooga iyo kii gudo joogaba mar labaad waxaan salaamayaa akhristaha qoraalkan isku dhibay akhrisanaaya
waxaan website kasta ka akhristaa had iyo goor meelaha ra yiyada dadweynaha, dhilinyarada oo ka bixinaaya fikradahooda taasoo maskaxdaydu ka bixisay inay dhallinyaradu yihiin kuwo ka duwan dhilinyaradii hore ee hore loo arki jiray
hadaba waxaa is waydiin mudan maxay maamulkan riyaale u haysaa dhalinyarada gaar ahaan dhaliyarada burco?
maanta dadku guud ahaan way la socdaan inay dhaliyaradu yihiin mustaqbalka dalka,mustaqbalka dadka iyo kuwa kaliya ee rajada laga filaayay taasi waataa
xaaladay ku jiraan dhalinyaradii waqtigan xaadirka ah waxaan la yaabaa markaad eegto suuqyada magaalada burco taasoo maskaxdayda ka yaabisay kuwo mukhaadaraadka cuna kuwo wax la nacay oo ilaahay iyo umadiisuba naceen cuna kuwa suuqyada wareega horena waan idiinku sheegay inay yihiin kuwa mustaqbalka wax ka badela yihiin
haddii aan gacan la qaban waxay iila muuqataa inuu dalku bilaa horumar noqonaayo
iminka markaan soo qaato tusaale ahaan jim

No comments:

Post a Comment