Monday 22 March 2010

amaal cabdi aw daahir


daryeelka caafimaadku waa asaaska nolasha . waxbarashadu wa horimarka dalka ,dadka iyo diinta. ilaalinta nadafada , biyo nadiifa ayaa ah kahortag dhabta ah ee cudurada HIV AIDS waa cudur dilaa ah markaas waa in layska taxadiira meel kasta oo aad joogto. isku duubnaan midnimo hormar daryeel bulsho, iyo cadaalad, ayaa saldhig u ah. nolasha umadad. marka aynu dalka gudihiisa waxka qabano . ayuu caalamkuna ina aqoonsananayaa. dhalin yartu waa mustaqbalka umada , taladana iyagaa leh ilaahy ka sakow. hormarkaa waxa ku goynayaa codkaaga ha qasaarayn hana marin wado qaldan.

talo kasocota amaal cabdi awdaahir

Amaal